Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ka badbaaday Qarax Gaarigiisa lala eegtay

Gaariiga Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Dheddo,ayaa Qarax Lala Beegsaday.

Qaraxaas waxaa ku Dhaawacmay 3-askartii ilaaladiisa ahayd ka mid ah,mana jiraan wax dhimasho ah oo ka dhashay Qaraxaas.

Dhaawaca askarta,ayaa labo roon yihiin halka mid aad uliito.

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys Dhado ,ayaa Gaariga markaas aan saarnayn,waxuuna ka degay Wax yar ka hor.

Bosaso oo ay ka socdeen hawgslo amniga lagu xoojinayo,ayaa ka yara nasatay Qaraxyadii iyo dilalkii qorshaysnaa waayahan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading