Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Fadaraalka oo gaaray Kismaayo

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Fadaraalka,waxuu soo gaaray Kismaayo.

Maalinka Beri foog ah,ayaa jadwalka doorashada la mudaynayaa.

Sidoo kale kursigii marxuumku ka dhintay Maxamuud Muxumed Cumar (Kuuloow) Beri buu dhici doonaa hadii aan maalin dib loo dhigin.

Guud ahaan 17-ka Kursi ee Jubaland ku harsan maalmaha soo socda,ayay soo gabagaboobayaan.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading