Gudoomiyayaasha G.Puntland oo laysku shaandhaynayo

Madaxweyne Deni maalmaha soo socda,waxuu isku badali doonaa sida xogta sheegayso dhamaan Gudoomiyayaasha Gobolada.

Gudoomiyaha Sool waxay ubadan tahay in la geeyo Bari.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug waxay ubadan tahay in la geeyo Nugaal.

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal waxay ubadan tahay in la geeyo Mudug.

Gudoomiyaha Gobolka Karkaar waxay ubadan tahay in la geeyo Sool.

Gudoomiyaha Gobolka Gardafuul waxay ubadan tahay in la geeyo Karkaar.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading