Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyada ahan Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafti uu Hogaaminayo.

Xubno ka tirsan Labada Golle ee Dowlada, Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada Baydhabo, Saraakisha Laamaha Amniga iyo Qeybaha kala duwan Bulshada ayaa sido kale soo dhoweynta qeyb ka ahaa.


Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.