Muuqaal:-Gudoomiye Cabdi xaashi oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garowe

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka fadaraalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garowe caasimada Puntland.

Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa todobaadkan ka qeyb galaya Xafladda caleema-saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Deni.

Waxaa magaalada Garowe ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Baarlamaanka Puntland iyo madaxtooyada.

Munaasabadda caleema-saarka Madaxwyne Deni,ayaa lagu wadaa in Sabtida soo aadan ay ka dhacdo magaalada Garowe ee xarunta Puntland, waxaana ka qeyb galaya madax kala duwan,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading