Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan la qaatay Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah Golaha Shacabka JFS,Cabdisalaam Xaaji Axmed Liibaan (Dhabanacad) .
Madaxweynaha,ayaa uga mahadceliyay Guddoomiye Dhabancad iyo dhammaan Golaha Shacabka JFS shaqada baaxada leh ee hortaalla, wuxuuna u rajeeyey in alle u fududeeyo Doorashada Guddoonka Golaha Shacabka JFS.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.