Gudoomiye Jawaari iyo wafti Uu hogaaminayo Oo saakay kusoo wajahan Garowe

Waxaa maanta kusoo wajahan caasimada Puntland ee Garowe Gudoomiyaha Golaha Shacabka FadaraalkaMohamed Osman Jawaari.
 
Booqashada Gudoomiye Jawaari uu ku tagayo Puntand ayaa timid ka gadaal markii uu casuumad ka helay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi.
 
Labada dhinac,ayaa ka wada hadli doona arimaha labada Baarlamaan.
 
 
La soco wararkayaga danbe .

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading