Gudoomiye Jawaari Oo maanta la filayo in uu isku hor casilo golaha hortiisa

Maantaoo Khamiis ah ayaa la filayaa in Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho uu ka furmo kulanka Baarlamaanka Soomaaliya,kidib mudo bil ka badan oo uu khilaaf ka dhexjiray guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya.
 
Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah hadaljeedinta guddoomiyihii is casilay ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari,isaga oo halkaasi ka jeedin doona khudbad uu ku cadeynayo is casilaadiisa iyo sidoo kale arrimo kale.

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading