Gudoomiye Jibriil oo laga maqsuuday khudbadiisii

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland khudbadiisii waxay ahayd mid qiimo leh.

Wadaniyad,Karti iyo isku kalsoonaan,ayuu muujiyay Gudoomiye Abwaan Jibriil.Puntland in uu leeyahay cidna marti uga ahayn ilaalsanayo kuna dirirayo qadiyadeeda,ayuu cadeeyay.

Aadbay shacabka Puntland ula dhaceen maqsuudna uga noqdeen hadal jeedintii Gudoomiye Jibriil.

Shirweynaha Wadatashiga guul baan urajaynayaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading