Gudoomiye Sanyare oo loo salaxay Kursiga Xildhibaan Ee Fadaraalka

Sanyare Kursigiisa Xildhibaan banaan buu uyaalaa oo si dadban,ayaa looga reebay Dadkii khatarta ku ahaa.

Tusaale”

Beesha Cabdi-ciise oo xariga kula jirta Beesha MC ee Sanyare kasoo jeedo,waxay Madaxtooyadu ubalan qaaday in ay siinayso Wasiirka Haweenka Puntland oo ay hada ku fadhido Aamini Cismaan Xaaji.

Sidoo kale Beesha Reer Khalaf oo hada la raaciyay Xarigaas,waxay Madaxtooyadu ubalan qaaday in ay Gudoomiyaha Gobolka Mudug siinayso oo hada uu ku fadhiyo Sanyare.

Sida muuqata ciyaar qurxoon oo kala goosi,ayaa ka dhacday Xarigaas.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading