Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseyn ayaa xilkii Gudoomiyenimo iyo xubinimada Gudiga Hirgalinta Doorashada Dowladda Hirshabeelle ka qaaday Axmed Xasan Diini.
Waxaana Xubinimada Gudiga loo Magacaacabay Mudane Maxamed Xuseen Maxamed ( Waadi )
-DHAMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA HIRSHABEELLE
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.