Gudoonka Baarlamaanka Fadaraalka oo gudi usaaray dhiibistii Qalbidhagax

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa maanta guddi soo baara go’aankii ay golaha wasiirada ka soo saareen iyo dhiibistii sarkaalkii ONLF ka tirsanaa C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo dowladda Fadaraalka Soomaaliya ay Dawlada Itoobiya u gacan gelisay.

Xubnaha guddigan oo ka kooban 15 xubnood, ayaa waxa ay kala yihiin:

Axmed Dhimbil Rooble Casoowe

Axmed Mayow Cabdulle

Burhaan Aaden Cumar

Cabdiraxmaan Xuseen Odawaa

Cabdulqaadir Sheekh Cali Baqdaadi

Cali Yuusuf Cismaan (Ganeey)

Cali Yuusuf Cali (Xoosh)

Hani Maxamed Aaden

Lutfi Shariif Maxamed

Maryam Cariif Qaasim

Maxamed Axmed Maxamed (Garrweyne)

Maxamed Cumar Caymow

Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe

Maxamed Cabdi Maxamed (Gaandi)

Saciid Maxamed Maxamuud Xayd


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading