Gudoonka Gudiga Maaliyada Labada Gole Ee Baarlamaanka Fadaraalka oo la doortay

Guddiga KMG Maaliyadda Labada Gole ee BFS,ayaa kulankoodii ugu horeyey maanta oo ay Taariikhdu tahay 14/06/2022 waxay ku yeesheen Xarunta Aqalka Sare.

Kulanka oo Ajendihiisu ahaa doorashada Guddoonka KMG ah ee Maaliyada,ayaa lagu doortay..

Guddoomiyaha Guddiga KMG Maaliyada Baarlamaanka,ayaa loo doortay Xildh.Maxamed Faarax Nuux.

Sidoo kale,waxaa Guddoomiye ku xigeen loo doortay Sen. Xasan Iidow Muxumad (Kobac).

Xog-hayaha Guddiga,ayaa loo doortay Xildh. Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading