Guriceel oo ay la wareegeen Ciidamada Madaxweyne Shaakir

Ciidamada Madaxweynaha sharciga ah ee Galmudug Sh.Shaakir,ayaa inta badan la wareegay Guriceel oo iyaduna dagaalku gaaray.

Dhuusamareeb weli dagaalku waa socdaa oo laguma kala bixin.

Culumada guul baan urajaynayaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading