Guud ahaan Gudaha iyo Dibada Dalka oo aan laga soo dhaweyn

Madaxda Dowlad Goboleedyada,Mucaaradka iyo Beesha caalamku waa ka gaabsadeen soo dhaweynta Xukuumaddan cusub.

Waa fariin la fahmi karo oo muujinaysa in Somali aysan ku faraxsanayn dhismaha Dowladan.

Sidoo kale Xildhibaanada Fadaraalka,waxaa kasoo yeeraya guux xoog badan oo diidma ah.

Waxaa la saadaalinayaa in ay adkaan doonto ansixinta Xukuumadan.

Ra’isalwasaare Xamse caawa,waxuu uyeertay Xildhibaano balse waa ku gacansayreen.

Sida muuqata ra’isalwasaare Xamse,waxaa fashiliyay Madaxweyne Xasan oo rajo danbe iyo kusoo hirasho maleh.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading