Guuldarada Odinga waxay guul utahay Midnimada Somaliya

Odinga,waxuu ahaa Siyaasiga kaliya ee si cad ula soo istaagay in uu ka jarayo Somaliya Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Sidoo kale,waxuu ahaa Siyaasiga Kenyanka ah ee si waadixa ugu dhawaaqay in uu kasoo saarayo Ciidamada Kenya Kismaayo.

Faarax Macalin iyo Odinga waxay ku wada socdeen sidii Somaliya loo kala goyn lahaa Somaliland heshiis ayay kula galeen oo dhaqaale fara badan ayay kaga qaateen qorshahaas.

Hadii Qof Siyaasada Kenya ee ku wajahan Somaliya laga fili karay la yaab cusub,waxuu ahaa Odinga.

Balse Mida iswaydiinta mudan waxay tahay Farmaajo iyo kooxdiisu sootay Faarax Macallin ku faanayeen guushiisa goormay Odinga coloobeen??

F&F iyo kooxdoodu haday awood,saamayn iyo macno leeyihiin Kursiga Villa Somaliya ayay xagsan lahaayeen.

Kenya waa kenya,Somaliyana waa u Somaliya.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading