Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Barre, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ka hadlay doorashada hordhaca ah berri ka dhacaysa degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn, taas oo shacabku kusoo dooranayaan xubnaha ku matalaya Golaha Deegaanka sadeexda degmo.
Guddoomiye Guuleed ayaa ugu baaqay shacabka saddexda degmo, inay si wanaagsan oo xasiloon u dhiibtaan codkooda, ayna cid ku haleyn masiirkooda.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.