Hakinta Duulimaadyada Gedo oo is afgarad laga gaaray

Ugu danbayn Gedo Duulimaadyadeedii,waxaa laga gaaray is afgarad.

Maalinka Berri ah,ayaa la filayaa in ay dib ubilowdaan Duulimaadyada Diyaaradaha ee Gobolka Gedo.

Waxaa lagu heshiiyay in aysan soo qaadi karin Diyaaradaha imaanaya Gobolka Dad ka socda Maamulka Axmed Madoobe.

Amarka lagu joojiyay markii hore,waxuu kasoo baxay Talyaha NISA Mahad Salaad,waxaana la ogaysiiyay Xoghaye Xamse.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading