Hakinta Qaadka oo ka hirgashay Puntland

Go’aanka joojinta Qaadka ee Dowlada Puntland saakay waa ka hirgalay guud ahaan garoomada Puntland.

Wal-walka jira,ayaa ah in uu kasoo galo dhanka Dhulka oo aysan Dowladu xakamayn karin maadaama xuduud balaaran la leeyahay Itoobiya.

Sidoo kale Xukuumada Puntland waxba iskama waydiin Dadkii danyarta ahaa ee noloshoodu ku tiirsanayd Qaadka iyo dhaqdhaqaaqiisa.

Si kastooy tahay go’aanka joojinta Qaadka si weyn,ayaa loosoo dhaweeyay.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading