Waxgaradka Beesha Dhulbahante oo Bayaan ka soo saaray Doorashada Puntland.
Bayaanka,ayaa lagu sheegay in la soo Xulayo Xildhibaanada Matali Doona Deegaanada Beesha.
Siyaasiyiinta,waxgaradka iyo Aqoon yahanka Beesha Dhulbahante ee soo saaray Warqadan,ayaa cadeeyay in ay kasoo horjeedaan warkii ay soo saareen Musharaxiinta oo ay yihiin Puntlander Dastuurku qeexay.
Halkan ka akhriso:-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.