Shaacinta halka loo wareejinayo Kuraasta Garbahaarey oo dib udhac ku imaan karo Maanta

Beesha caalamka,ayaa wada cadaadis ku aadan in aan la shaacin kuraasta Garbahaarey.

Sidoo kale RW Rooble,ayaa laba wajiileynaya oo Musharaxiin Beeshiisa ah ushaqaynaya,maadaama damac kaga jiro Kuraasta in ay xubno ku yeeshan.

Sidaa daraadeed,waxaa macquul ah in dib u dhac ku yimaado shaacintii Goobta loo wareejiyay Doorashada Xildhibaanada Garbahaarey ku astaysnaa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading