Halkee ku dhacay gantaalkii Shiinaha ee cabsiga ka abuuray dunida ?

Sida uu tabiyay muuqbaahiyaha ku hadla afka Dowladda Shiinaha burburkii iyo haraadigii gantaalkii March 5B Yao-2 ayaa ku dhacay meel kamid ah badweynta Hindiya, Gaar ahaanna dhanka xigta waddamada Carabta.

Arrinta sheekada Gantaalka la xiriirta ayaa maalmihii laso dhaafay ahayd waxyaabaha ugu badan ee ay dadku hadal hayeen, Waxayna dadku ka walwalsanaayeen halka uu ku dhici doono iyo waxyeelada uu geysan doono.

AFP News Agency


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading