Halkee marayaa barnaaminkii dib uhabaynta Ciidamada Puntland

Xasan Shire waa mudan yahay in lagu bogaadiyo shaqadan sida uu uga soo dhalaalay.

Baahiyaha ugu weyn ee Puntland haystay ayay kow ka ahayd dib uhabaynta Ciidamada.

Boqolkiiba Todobaatan dib uhabayntu waa hirgashay.

Ugu yaraan 4-Guuto oo Ciidamada Daraawiishta ah diyaarsana ayay Puntland yeelanaysaa bilo kadib.

Dugsiyada tababarka Ciidamada Abqaale iyo Godod,ayaa waxaa hada ku jira 860-Askari,kuwaasoo dhawaan soo aflixi doonaan.

Sidoo kale Booliska,ayaa iyaguna meel fiican maraya.

Puntland horay waxaa ugu diyaarsanaa Ciidamada Badda,PSF iyo Asluubta.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading