Halkee marayaa Mashruuca Miino Baarista Puntland

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR Mudane Maxamed Iimaan oo uu wehlinayo Agaasimaha Waaxda Miino Saarka ayaa kulan la qaatay madaxa hay’ada NPA Soomaaliya oo ay wehliyeen saraakiil sare oo ka socda xarunta dhexe ee NPA Oslo.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay shaqooyinka ka qabsoomay Miino Baarista iyo hawlaha horu tabinta leh ee la qorshaynayo in sanada 2022 ay qabsoomaan.

Dhamaad.

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-galinta Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dowlada Puntland.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading