Halkee marayaa diyaar garowga shirka Aayo ka talinta Puntland

Si buuxda ayay Dowlada Puntland ugu diyaar garowday qabashada shirka muhiimka ah ee Aayo ka talinta.

4-gudi oo ka hoos shaqaynaya Gudiga guud ee Shirka qabanqaabadiisa loo magacaabay,ayaa la sameeyay.

Qorshuhu waa in shirku uusan noqon mid gacanta ka baxa oo ajandihiisa ku taagnaada lagana soo saaro go’aamo masiiriya.

Garowe waxaa ku xarooday haldoor fara badan oo ka qaybgalaya shirka,sidoo kale maalmaha soo socda ayay kuwa kalana gaari doonaan.

Dowladnimada Puntland ha xoogaysato.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading