Shirka Nabadaynta Beelaha Gobolka Mudug meel wanaagsan,ayuu marayaa,waxaana kasoo bixi doona go’aamo wax ku ool ah.

Shirkan,waxaa iskugu yimid hormuudka Waxgaradka Dhaqanka Gobolka Mudug.
Ujeedka ugu weyn ee laga leeyahay,waa in Beelaha la ilaaliyo midnimadooda,wada noolaanshahooda lana xaliyo kala tabashadooda.

Shirkan,waxuu ka hor tagayaa fursadaha argagixisadu ka faa’idaysan karto si ay Amniga Gobolka ukhal-khalgeliso.

Gudoomiyaha Mudug ee Shirkan soo abaabulay iyo kan Degmada Bursaalax oo Shirkan martigeliyay waxay mudan yihiin bigaadin.

Jibril Qoobey.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.