Halkee maraysaa diyaar garowga Doorashada Puntland?

Madashii Mucaaradka,waa lagu kala caraabay,waxaana ku haray Sadex Siyaasi Rag ay uyihiin haldoor,kuwaasoo kala ah..

1.Xasan Shire.

2.Asad Diyaano.

3.Maxamed Faroole.

Olalaha Doorashadu si mug leh oo habsami ah,ayuu uga socdaa guud ahaan Puntland.

Gudigii khilaafaadku Garowe,ayuu kusoo xarooday,wuxuuna udiyaar garoobayaa qabashada Araajida Xildhibaanada Beelaha.

Isimadii dibada ku maqnaa in badan way soo xaroodeen,waxaana ugu danbayn doona saan filayo Islaan Bashiir oo 21-ka imaanaya.

Ilaa iyo hada 2-Xildhibaan oo kasoo kala jeeda Cayn iyo Haylaan,ayaa helay Saxiixa Isimadooda oo aan muran ku jirin.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading