Halkee maraysaa xalinta khilaafka PSF?

Odoyaashan waxay muujiyeen dadaal fiican oo waxtar leh.

Ilaa iyo hada kulamadii hordhaca ahaa ayay wadaan.

Sida la filayo arinka,waxaa galaya Isimada oo ay kaabayaan Gaas,Cumar iyo Faroole.

6-dii Isin ee hore oo lagu daray Labada Isin ee Mudug iyo Sanaag,ayaa hawsha si rasmi ah ugu fariisanaya Labada Maalmood ee soo socota.

Waxaa laysla qaatay in aan arinkan loo gacangelin Siyaasiyiinta ee loo daayo Isimada lana Kabo.

Khilaafka PSF xalintiisu meel wacan ayay maraysaa.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading