Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed

Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed

Waxaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada ugu hambalyaynayaa Munaasabadda 15 ka May oo ku beegan aasaaska Ururkii dhalinyarada Soomaaliyeed ee Somali Youth League (SYL).

Mabaadi’da SYL waxa ay ku salaysnayd Midnimo iyo in laga fogaado kala qaybsanaan.

Waxaan rajaynayaa in dhalinyarada maanta ay ku dayan doonaan dhalinyaradii SYL si loo xoojiyo Midnimada iyo wada jirka Ummadda Soomaaliyeed.

Hambalyo.SYL.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading