Hanaanka qaadista cunaqabataynta Hubka looga qaadayo Somaliya oo heer gabogabo maraya

Khamiista,waxaa ka dhici doona Muqdisho Shirkii ugu danbeeyay ee qorshaha qaadista Cunaqabataynta Hubka Somaliya.

Shirkaas kadib,waxaa dhici doona kulanka Golaha amaanka oo la horgayn doono cunaqabataynta Hubka ee Somaliya.

Sida la filayo,waxaa Dowlada Somaliya loo ogolaan doona in ay toos usoo iibsan karto Hubka.

Taangiyada iyo Diyaaraduhu kuma jiraan Hubka loo fasaxi doono Somaliya dhawaan.

Shuruudo,ayaa la socda qaadista cunaqabataynta,ay ka mid yihiin…

B.In ay sugnaato haynta iyo maamulida Hubkaas.

T.In D G iyo Dowlada dhexe isla ogol yihiin Hubka lasoo iibsanayo.

J.In la dhiso Ciidamadii Qaranka.

Dowlada Maraykanka,ayaa go’aanka qaadista cunaqabataynta wadata.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading