Hanaanka Xisbiyada Puntland oo 17-Urur isu diiwaangaliyeen

Wajigii koobaad oo ahaa is diiwaangalinta ayay ka gudbeen 17-ka Urur,,waxayna ugudbeen hal bil oo Wajiga labaad ay kusoo dhamaystiri doonaan.

Ugu danbayn 17-ka Urur kuwooda Wajiga labaad kasoo gudba waxay geli doonaan doorashada Dowladaha Hoose ee qorshaysan.

Puntland waxay utahay maalin weyn oo lagu dhiiraday hami mudo soo jiitamayay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading