Hanjabaadii udanbaysay oo Gallan Udiray Ilmo Diyaano

“Beerla xawsi iyo Hadal jilicsan meeshan ma yaal,Wareegtada Madaxweynuhu waa socodsiin,laysama baryayo,xilkuna waa wareejin”Ayuu yiri Gallan.

Sida xogta ugu danbaysay igu soo gaaraysana Dowladu waa Diyaar garowday,awood in ay kusocod siiso Dogreetada Madaxweynaha ayay go’aansatay.

Ugu yaraan 2000 oo Askari,ayaa heegan u ah in ay fuliyaan hawlgalka.

Majirto cid waan-waan wada xiligan dhan walba.

Ilmo Diyaano waxay dhankooda ku adkaysteen diidmadii wareegtada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading