Hargaysa:-Buuq ka dhashay gabar laga reebay Diyaarada FLY Dubai

????????????????????????????????????

Wasiir Cali Mareexaan ayaa Diyaarada FLY Dubai uga soo haray reebitaan laga reebay Gabar Somaliya oo usocotay Uk.

Gabadhan ayaa ka raacaysay Diyaarada Magaalada Hargaysa,balse Kabtanka Diyaarada ayaa diiday in ay raacdo Gabadhaas Diyaarada ,isagoo ku eedeeyay in ay tahay qof aan laysku halayn karin oo dagaalanta,amaanka diyaaradana khatar ku noqon karta.

Wasiir Cali Mareexaan oo kamid ahaa Rakaabkii Diyaarada raacayay ayaa kasoo dagay Diyaarada isagoo ka xumaaday dajinta laga dajiyay Diyaarda Gabadhaas,

Ugu danbayntii waxaa arinta soo dhexgalay Wasiirka Duulista Hawada Somaliland ,inkastoo uusan ku guulaysan in ay Gabadhu diyaarada raacdo,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading