Hargaysa oo qarka usaaran in dagaalo ka bilowdaan

Hargaysa Dowladu waxay amartay in Ciidamo loo daabulo dhanka Bari ee Magaalada iyo Agagaarka Madaxtooyada.

Dowladu waxay ka diyaar garoobaysaa weeraro abaabulan oo laga shaki qabo in Mucaaradku soo qaadaan.

Si weyn,ayaa looga baqsan yahay in dagaalo ka bilowdaan Gudaha Hargaysa.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading