Hawlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika Ee Somaliya oo la dhaliilay

Mashruuca Midowga Afrika ee Nabad ilaalinta B&K Somaliya,waxa uu noqday mid Dhaqaale ay ka sameeyaan Wadamada Qaybta ka ah oo kaba Miisaaniyadahooda.

Kuwii hore,waxaa kusoo biiray kuwo cusub haatan,taasoo ku danaysiga sii kordhinaysa.

Mashruucaas,waxa uu noqday mid fadhiid ah oo aan miro dhal ahayn,waxayna Dadku udhaxeeyaan Laba cadaab Atmis iyo argagixisada.

Prof.Keynaan oo Marti ku ah Xarunta PDRC Garowe, ayaa dul istaagay.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading