Hawlgallada Booliska Mudug oo hoos udhigay Qul-qulka Khamriga

Ciidamada Booliska Degmada Goldogob,waxay qabteen shaqo adag oo mudan in la bogaadiyo.

La dagaallanka Khamriga,waxay ka muujiyeen dadaal sareeya oo hoos udhigay qul-qulkii xad dhaafka ahaa ee ay ku socotay.

Ciidanku,waxay udhaceen Xarumihii iyo Shaqsiyaadkii lagu yaqaanay ka Baayacmushtarka Khamriga.

Sidoo kale dhankooda Booliska Gaalkacyo,ayaa sameeyay hawlgallo macno leh.

Haatan kala Iibsiga Khamrigu,waxuu gaaray in si Suuq Madow oo Caagadaha Biyaha lagu Cabo lagu soo shubayo lagu kala qaato mana jiraan goobo loogu soo hagaago.

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading