Hawlgalo amaan xoojin ah oo ka socda Bosaso

Howgal uu Hogaminayay Taliyaha Ciidamada Booliska Gobalka Bari Oo Ay Qeyb Ka Ahayeen Ciidamada Madaxtooyada Dowlada Puntland Ayaa Cawa Laga Sameeyay Magaalada Bosaaso kaas Oo Ku Adanaa Xaqiijinta Amniga Gobalka Bari.

Howgalada Laga sameeyay Bosaaso ayaa qatay in ku dhow sagaal sacadood waxana laga sameeyay Bartamaha Lamiga Bosaaso Xafadaha Qaar iyo Huteelada iyadoo ay jiraan in ciidamada ay soo qabteen dad inta uu howgalka socday balse lagu sameen doono Baaritaano kala duwan

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud Ayaa Bulshada Ka Dalbaday In Ay La Shaqeyaan Ciidamada Kala Duwan Ee Gobalka Bari.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading