“Hubku,wuxuu ahaa mid Sharcidaro ah,waxaa la wareegtay DFS,iyadiina,waxaa xoog ugala wareegay Maleeshiyo”Ayay tiri DFS.
Hubkaas,waxaa lahayd DFS,waxaana ka qaatay mid ka mid ah Beelaha Somaliyed sida muuqata.
Su’aasha iswaydiinta mudan,waxay tahay,Hadii DFS Beelaha qaar ay xaq uleedahay in ay Hub siiso kuwa kalana ay xaaraan tahay in aysan siin mmaxa lagu tilmaami karaa?
Su’aasha kale ee iswaydiinta mudan,waxay tahay,hadii Beelaha qaar ogolaansho lagu siinayay Hubka,kuwa kalana ogolaansho la’aan in ay ku qaataan maxaa diidaya?
Dhan walba oo laga eego Hubkan waa Bam ku qarxay Xasan shiikh.!!.
Halkan ka akhriso Warqada soo baxaday :-
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.