Hay’adaha Amniga Jubbaland oo amar la dul-dhigay (Akhriso)

Golaha Amniga Jubbaland oo kulan deg deg ah Talaadadii ku yeeshay Magaalada Kismaayo, ayaa faray Hay’adaha Ammaanka Jubbaland in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo dhameystiro baaritaanka dilkii loo geystay Maamulihii Bangiga Amal Bank ee magaalada Kismaayo AUN Marxuum Cabdullaahi Cabdisalaan Sheekh Axmed (Shigshigow).

Kulanka oo uu Shir-guddoomiyey Madaxwayne ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Jubbaland ahna kusimaha Madaxwaynaha, ayaa sidoo kale tacsi loogu daray ehelkii, Carruurtii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Cabdullaahi Shigshigoow.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading