Hay’adda Dayactirka iyo Hormarinta Waddooyinka Puntland (PHA), ayaa sheegtay in dhaqaale la,aan soo wajahday Hay’adda ay sababtay in laga jarto Korontadii, Biyihii, Internet-kii iyo adeegyadii kale.
War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiyaha Hay’adda PHA ayuu ku eedeeyay Wasaaradda Maaliyadda Puntland inay si sharci-darro ah ula wareegtay dakhligi Hay’adda loogu asteeyay dayactirka iyo horumarinta wadooyinka Puntland.
Ugu dambeeyn, Guddoomiyaha PHA ayaa ugu baaqay Golayaasha sharci-dajinta iyo fulinta inay la xisaabtamaan Wasaaradda Maaliyadda Puntland, maadama ay ku xad-gudubtay sharciyadii ay ansixiyeen.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.