Hiiraan: Dad ku geeryooday fatahaada uu sameeyay Webiga Shabeelle

Wararka ka imaanaya Degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in 4 Ruux ay ku geeryoodeen Fatahaado uu webiga Shabeelle ku sameeyay Degmadaas iyo deegaano kale oo hoos-taga.

4 Ruux ee geeryootay oo ah Carruur, ayaa Labo kamid ku dhinteen Kaliga Dhaaymalaay ay ku dhaceen xilli ay doonayeen inay ka gudbaan iyadoo biyo xooggan uu fatahayay Wabigu, halka Labada kalena ku dhinteen Doox kale oo uu ku butaacay Wabiga Shabeelle.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading