Hir-shabelle oo sheegtay in ay ka fiirsanayso xiriirka ay la leedahay dawlada fadaraalka

War saxaafadeed ka soo baxay shirka ayaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay fara gelin ku heyso Maamulka Hirshabeelle, isla markaana aanay aqbali doonin.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay ka fiirsanayaan xiriirka ay la leeyihiin dowladda Federaalka.

 

 

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading