Hir-shabelle oo yeelanaysa Baarlamaankii 2-aad

Guddiga farsamada soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle ayaa soo saaray jadwalka soo xulista baarlamaanka 2aad ee Hirshabelle.

Kulan,ay yeesheen Guddiga Farsamada ayaa laga soo saaray jadwal qeexaya sida ay howlaha soo xulista baarlamaanka u kala horeyn doonaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading