03 October 2022 : Garowe – Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland S/Gaas Gen. Abshir Abdi Jama ayaa furay kulan Tababarka ah oo loo furay Madaxda Hogaamada Taliska guud ee Ciidanka Daraawiishta DPL.

Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Abaamduulaha Ciidamada Daraawiishta S/Guuto Xusee Dheere iyo Hogaanka Madaxa Ciidanka & Hogganka Madaxa Maamulka iyo Maaliyadda Sido kale Hogganka Taakuladda iyo dhamaan Sarkiisha iyo Howladeenada Xarunta Dakale ee Taliska Guud ciidanka Daraawiishta DPL , Kulanka ayaa mudadan uu socnaya Madaxda Hogaamada Taliska ayado kulanka .

Ujeedkiisu yahy tayeenta shaqda Taliska iyo dardargalinta howla maalmeedka Hogaamada.

Ugu dambayntii Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca PL ayaa kula dar daarmay Saraakiisha Taliska Guud iyo qof waliba waajibaadkiisa shaqo inuu ka soo baxo, islamarkaana ugu duceeyey inuu ilaahay u fududeeyo fulinta waajibaaka loo idmaday.


= DHAMAAD
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.