Hogaamiyaha Xoogaga Mucaaradka Siiriya Oo amaro soo saaray

Hoggaamiyaha Mucaaradka Talada Suuriya la wareegey,oo la hadlay dadweynaha Suuriya ayaa sidan yiri .

“Alle ayaa mahad leh, dalku waa innaga dhexeeyaa waana lama taabtaan, wax walba waa inay sidoodii ahaadaan, waxa inoo bilaabanaysa Suuriya cusub oo ku dhisan caddaalad, xorriyad iyo rabitaanka shacabka .

Booliiska,ayaa ammaanka guud sugaya, amarka guudna waxa leh Raysal wasaaraha, Maxamed Al-Jalali ilaa amar dambe .

Boob,dhac iyo fowdo annagu uma iman,Waxaanu ku nimid dalabkiina,inaan dalkeena dhisano,Dawlad iyo kala dambayn.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading