Hogaamiyihii Catalonia oo Maanta Maxkamad La Horkeeni Doono.

Xafiiska madaxa dacwad soo oogaha Spain ayaa sheegay in dacwadaha ka dhanka ah Mr Puigdemont lagu wado in la soo bandhigo maanta oo isniin ah.

Mr Puigdemont ayaa diiday in uu aqoonsado amarkii xilka looga qaaday ee ka soo baxay xukuumadda madrid.

Labada dhinac ee kala ah xukuumadda Spain iyo hogaamiyayaasha Catalonia ayaa waxa ay kala taagan yihiin mowqifyo adag.

Maalinti Shalay ayaa Magaaladda Barcelona waxaaa iskugu soo baxay Dadweyne aad u tiro badan iyagoona ku baaqayey midnimada Spain.

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading