Hogaamiyihii Maleeshiyaadka Dahab qotoda Buuraleyda Milxo oo Qarax lala beegsaday

Cabdi Rashiid Cali Xiirey ( Abees dhuuni) oo ahaa hogaamiyihii Maleeshiyaadka Dahabka ka qota Buuralayda Milxo ayay Qarax la beegsatay argagixisada.

Abees Dhuuni dhaawac daran,ayaa kasoo gaaray Qaraxa,waxaase ku naf waayay Laba Qof oo Dahab qotayaasha ka mid ahaa.

Deegaanka Ceelaanyo oo ka tirsan Gobolka Haylaan ee Puntlabd,ayaa Qaraxa lagula eegtay Baabuur uu watay Abees Dhuuni.

Abees waxuu ahaa hogaamiye isku dubariday Maleeshiyaad ka difaaca argagixisada Bulshada Dahabka qodota ee Buuralayda.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading