Hogaamiyihii Shabaab ee Puntland oo la qabtay

Hogaamiyihii Alshabaab ee Puntland Kilwe ayay gacanta lagu dhigay xalay saq dhexe sida wararku sheegayaan.

Qabashadiisa oo ka dhacday Laascaanood,ayaa waxaa fuliyay Ciidamada Maraykanka oo kaashabaya Dad Deegaanka ah oo maxliya,sida warku sheegayo.

Hogaamiyaha Shabaabka Puntland xiliga la qabanayo waxuu ka yimid qoyskiisa oo degan Boorame.

Hadii warkan dhaboobo waxay noqon doontaa guul weyn oo la gaaray.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading