Hogaamiyihii Xamaas oo lagu dhex dilay Hoygiisa Iran

Caasimada Iran ee Tehran,ayaa lagu dilay hoggaamiyihii Siyaasadda Xamaas Ismaaciil Cabdul Salaam Axmed Haniyeh.

Haniya,waxaa la dhintay mid kamid ah ilaaladiisa,iyadoo lagu dilay Hoygiisa Tehran.

Xamas,ayaa  xaqiijisay dilka hogaamiyahooda Ismaciil Haniya.

Dowlada Iran,ayaa dhankeeda xaqiijisay,isla markaana sheegtay in ay baarayso dilka Ismaaciil Haniya.

Bishii May 6-deedii sanadkii 2017-kii,ayuu noqday Ismaaciil Haniya Madaxa arimaha Siyaasadda ee Xamaas,isagoo baddalay Khaalid Meshaal.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading