Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo gaaray Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Kismaayo kusoo dhaweeyay wafdi kasocda Dowlada Kenya oo uu hogaaminayo Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale kuwaas oo ka qayb galaya Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland ee dib loo doortay Mudane Axmed Maxamed Islaam


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading